waxaan soo wadaa buug aan ugu magac daray (horusocod 114) oo ah buug gacmeyd ay ku qoran yihiin 114 xikmadod oo nolosha shaqsiga horey u socodsinaya hadaba qaar kamid ah oraah yadaas ila arag
QEYBTA 1AAD
QEYBTA 1AAD
Qorshe aad
go aansatay majiraa in aad qabato waqti cayiman hadana aadan wali qaban maxaa naga qaldoomay
?maxaan uqaban weynay ?sababtu waa annagoo isku qancinay in waqti badan
qorshahaan nooga dhimanyahay kadibna waqtigu nagu soo dag dagay waxa aan qaban
rabno yaanan waqti lasugin ee aan qabano xilliga lajoogo .
QEYBTA 10aad
daacadnimada
iyo runta oo aan dhaqan kadhigataa waxay kuu
horseedi doontaa guul aakhiro iyo aduun shaqo kasta oo aad qabanayso
niyad wanaagsan kuqab Qeybta 20aad
Dadka wax
garadka ah mar kaste waxay ku dadaalaan fursad ay ku hanan karaan jaceylka dadka
kale iyo wanaagooda taana waa sababta ufududeysa guusha
Qeybta 30
Waxad ku
wanagsan tahay oo aad umad ku hagi
kartaa ama aad ku hogaami kartaa waa maxay?
Qeybta 40
Barashada
noloshada oo in aad barado jeclado waa barashada mida ugu weyn
Qeybta 50
Markasta
xaqiiji ujeedada hadafkada nololed sida waxbarashda ama ganacsi ama midka aad
hada heyso si waxkasta kuu kugu muuqdan si wanagsan oo aysan waxba mugdi kaa
galin
Qeybta 60
Wax akriska
oo uu qofku badiyaa waxaa la shegaa garaadka ayuu kor dhiyaa sababtoo ah wuxuu
wax ka ogaadaa wixii hore iyo waxa
waqtigaa tagan
goor dhaw filo isagoo dhameystiran in sha allah
mahadsanidiin
Comments
Post a Comment