WAX KABARO SHEEKO XIISO LEH
Labo wiil oo dhalin
yaro ah ayaa waxey ka shaqenayeyn hal shirkad waxeyna qabanayeyn shaqo isku mid ah markey muddo
dhoor sano ah shaqeynayeyn ayuu maamulihii go’aan saday in uu dalacsiiyo isagoo tijaabo ka qaadaya ayuu u jeeray
labadii wiil mid ka mid markaas ayuu shirkadda banankeda qare iiga soo raadi
aan ayuu ku dhahay wiilkii markuu baxay wuxuu u tagay nin qare iibinaya kadibna
wuxuu weydiiyay qaraha iyo sida uu u gado qiimaha sidey u kale duwan yihiin,
waqtiga uu keenay, tayada aya leyhiin qaruhu xog dhameystiran ayuu ka soo
qaaday ninkii qaraha xogtii oo dhan ayuu u sheegay maamulihii kadibna waa
ladacsiiyay shaqadii, wiilkii kale ayuu u wacay ka dibna shaqadii uu kii hore u
diray ayuu asgana u diray, wuu baxay banaanka ayuu tagay wuxuu u jeeday nin
qare iibinaya kadibna wuu soo laabtay qare waa lagu iibinaa bananka ayuu ku
yiri shaqadiisii ayaa lagu sii haayay. Wuu xanaqay wiilkii danbe kadib
maamulaha ayuu la dooday oo uu dhahay maxey tahay sababta aad ii dalacsiin
weysay saxiibkeyna u dalacsiisay? Kadib wuxuu uga sheekeyay in isku qare loo
diray sidii uu u jawaabay iyo asagu siduu u jwabay. Markaas ayuu go’aan sadey
in uu saxiibkiis wax ka barto. Sheekadu maxey nabareysaa ayay kula tahay
akhriste?
Tulucda
sheekada: markaad wax
qabaneyso in aad u qabataa si qoto dheer oo uusan gaabis ku jirin iyo qofkii
waxyar ku dheer in aad wax kabarato. Dadaalaa wuu gaaraa.( (App) )
Comments
Post a Comment